Qeexid
"Ilmo yar gaarid waqti uu fadhiisto isagoon cidi hayn."
[-rtay, -ratay]
fadhibar tay
fadhibar atay
f.mg3"Ilmo yar gaarid waqti uu fadhiisto isagoon cidi hayn."
Wadaag:
Qaabka iyo xaalada qof salka dhulka ku haya.
(-iyo, m.dh) Rug la degganyahay.
Lo' tiradeedu boqol gaartay. 4. Shir muhim ah. 5. Caano f. ah: caano garoor ah; eedaq. 6. Qolka f.ga: qol loogu taloggalay in la fadhiisto. 7. ld fadhiyid.
m.l
Wadaag:
Qof wax dhigasho billaabid.
Qof farshaxannimo billaabid.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag:
F. ah: ilmo cudur, nafaqaxumo awgeed waqtigii uu socon lahaa aan socon.
m.l.kh
Wadaag:
Wax fandharasho.
Cid farriin u dhiibasho.
f.g
-rtay, -ratay
Wadaag:
(daaw.) Miiqaqo dareen wadaha ee unugga dareenwade, kuwaasi oo u gudbiyo gujooyinka dareen wade jidhka unugga dareen wadaha.
m.l
Wadaag: