Qeexid

"Fadhiid ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fadhiidnimo oo kali ah:
  • Waxaa dalka aafaynaya laba cudur-dhaqaale oo is xambaarsan: fadhiidnimo dhaqaale iyo sicir barar.
  • Gudoomiyaha UCID wuxuu ku dhaleceeyay xukuumada Somaliland fadhiidnimo, isagoo yiri: "xukuumadu waa mid fadhiid ah oo aan u muuqan mid wax qabanaysa, taas ayaana keenaysa inay kooxo isku hubeeyaan dalka gudihiisa".