Qeexid
"ld fariisasho."
"ld fariisasho."
Wadaag:
eeg fariiso. ld fadhiisad, fadhiisasho, fariisad.
m.f.dh
Wadaag:
F. ah: ilmo cudur, nafaqaxumo awgeed waqtigii uu socon lahaa aan socon.
m.l.kh
Wadaag:
eeg faarso. ld faarsad, faarsi faarsi1 m.l ld faarsasho.
m.f.dh
Wadaag:
Qaabka iyo xaalada qof salka dhulka ku haya.
(-iyo, m.dh) Rug la degganyahay.
Lo' tiradeedu boqol gaartay. 4. Shir muhim ah. 5. Caano f. ah: caano garoor ah; eedaq. 6. Qolka f.ga: qol loogu taloggalay in la fadhiisto. 7. ld fadhiyid.
m.l
Wadaag:
eeg facayso. ld facaysad, facaysi, filaysad, filaysasho, filaysi..
m.f.dh
Wadaag: