Qeexid
"Wax dar Ilaah lo bixiyo; sadaqo. ld fadiilo."
"Wax dar Ilaah lo bixiyo; sadaqo. ld fadiilo."
Wadaag:
(-do, m.l) Shay wax lagu miisaamo oo culayskiisu u dhigmo 16 kiilo ama 28 rodol. ld faraasilo.
m.dh
Wadaag:
Weel macdan ah, sidda leh oo sida wadaanta biyaha loo darsado.
Baal-di.
ld saylad.
m.dh
Wadaag: