Qeexid

"ld falli."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fadli oo kali ah:
  • Waa maalin fadli badan ummadaha oo dhanna ay weyneeyaan.
  • Culimada ama dadka fahamka saxa ah ee diinta haysta oo hadda aad u yar, ayaa haddana fadliga ilaahay meel kasta laga helaa oo weli masaaliixdii ummadda ku dedaalaya inay wax uun ka reebaan oo khalqiga anfacaan.