Qeexid
"Fadqalallo samayn."
[-leeyay, -laysay]
fadqalalle eeyay
fadqalalle aysay
f.g2"Fadqalallo samayn."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Qasidda meel xasilloonideeda iyo nabaddeeda la qaso; arbushid; rabsho.
m.dh
Wadaag:
(-llo, m.dh) Ficil rabsho badan iyo buuq iwm oo si wadajir ah, ay sameeyaan dad badan gaar ahaana meel fagaara ah.
m.dh
Wadaag:
Fadal samayn. ld fadli2.
f.mg2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Wax dhabqalallo ku sameyn.
f.g2
-leeyay, -leysay
Wadaag: