Qeexid
"(-ooyin, m.l) Qasidda meel xasilloonideeda iyo nabaddeeda la qaso; arbushid; rabsho."
"(-ooyin, m.l) Qasidda meel xasilloonideeda iyo nabaddeeda la qaso; arbushid; rabsho."
Wadaag:
(-llo, m.dh) Ficil rabsho badan iyo buuq iwm oo si wadajir ah, ay sameeyaan dad badan gaar ahaana meel fagaara ah.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Faahfaahin lagaga hadlayo dhacdo, meel, wax iwm. ld faalle.
m.dh
Wadaag:
Dh. ah: qof maankiisa wax u dhimmanyihiin; dhaandhaan; sacsac; sawir.
m.dh.kh
Wadaag:
Qof nuguur ama dabeecad xun oo aan lala dhaqmi karin.
m.dh
Wadaag: