[-iyay, -isay]
faduuli2 yay
faduuli2 say
"Cid faduul ku samayn."
Wadaag:
ld faduulis.
m.f.dh
ld faduulin.
m.l
F. ah: qof wax aan loo dirsan ama aan raalli looga ahayn ama aan daniba ugu jirin, iska dhexgala; aabi iyo faduul badan.
m.l.kh
Maag, daandaansi.
m.dh
ld fadallee.
f.mg2
-iyay, -isay
Xarig giijin.
f.g2
Salka meel dhigid.
Rasmi ahaan meel u degid.
f.mg1
S. ah: dhar cudbi ah oo midabyo leh oo dumarku qaato.
m.dh.kh
Daruur yar.
Wax yar oo meel ka soo go'ay.
ld fas.