Qeexid

".r F. dheh: orod!"

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fag oo kali ah:
  • Dhanka kale Maamulka xarrakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa maalintii shalay meel fagaaro ah ku toogtay wiil dhalinyarro ah kaasoo ay ku eedeeyeen in uu ka tirsanaa kooxa dagaallka kala soo horjeeda.
  • Xarakatul shabaab Al-Mujaahidiin oo maanta meel fagaaro ah ku gubtay Lacag shilin Somali ah G/Shabeelada Hoose.