Qeexid
"Meel bannaan oo degaan ama aqal hortiis ah."
"Meel bannaan oo degaan ama aqal hortiis ah."
Wadaag:
(-syo, m.dh) Bir ama qori la geliyo afka fardaha iyo baqlaha marka la xakamaynayo.
m.l
Wadaag:
Dhul iyadoo aan hoos loo dheereyn qodid.
Geed, koor iwm laga qorayo qaabayn.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Meel dad badani isugu soo baxay oo ciyaar iwm lagu hayo.
m.l
Wadaag:
U f.: fagaare u samayn.
f.mg2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Orodka ugu dhaqsaha badan ee nafleydu samayso.
Orod ka mid ah ciyaraha fudud ee lagu tartamo oo ah 100 m.
m.dh.sh
Wadaag:
Wax meel fagaare ah ku soo bandhigid.
f.g2
-geeyay, -geysay
Wadaag: