Qeexid
ld tagagsi.
ld tagagsi.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Qeexid: (-iyay, -iday; -iyi) Cid agagse siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nolol xun oo maceeshaddu ciriiri tahay. ld fagagsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld falkasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Wax qodmay noqosho.
Qeexid Xigta: Wax duugoobay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld fadal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.sh
Qeexid: Orodka ugu dhaqsaha badan ee nafleydu samayso.
Qeexid Xigta: Orod ka mid ah ciyaraha fudud ee lagu tartamo oo ah 100 m.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-syo, m.dh) Bir ama qori la geliyo afka fardaha iyo baqlaha marka la xakamaynayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Meel bannaan oo degaan ama aqal hortiis ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg fago.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Dhul si aan dheereyn u qodid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-rayaal, m.l/dh) Meel dad badani isugu soo baxay oo ciyaar iwm lagu hayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.sh
Qeexid: .r F. dheh: orod!
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: U f.: fagaare u samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld faarumaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld fayiigsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -gtay, -gatay
Qeexid: Qof iskiis wax u qodasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg fagaaree.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -geeyay, -geysay
Qeexid: Wax meel fagaare ah ku soo bandhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg fagaaragee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]