Qeexid
"Wax qodmay noqosho."
Qeexid Xigta
Wax duugoobay noqosho.
"Wax qodmay noqosho."
Wax duugoobay noqosho.
Wadaag:
Orodka ugu dhaqsaha badan ee nafleydu samayso.
Orod ka mid ah ciyaraha fudud ee lagu tartamo oo ah 100 m.
m.dh.sh
Wadaag:
Qori yar, farraaro leh oo labadiisa farraar isugu xiranyihiin cijir laga gamo quruurux, fud iwm; farlaash.
Ciyaar carruureed.
m.l
Wadaag:
(-syo, m.dh) Bir ama qori la geliyo afka fardaha iyo baqlaha marka la xakamaynayo.
m.l
Wadaag:
Xirfad bani-aadamku ku soo bandhigo ama ku matalo dareenka uu ka qabo dabeecadda ama dhacdooyinka nolosha.
ld fan. Dusha gaadiidka, qaybta hore ama dambe ee alaabta yaryar la saaro.
m.l
Wadaag:
Xirfad bani-aadamku ku soo bandhigo ama ku matalo dareenka uu ka qabo dabeecadda ama dhacdooyinka nolosha.
ld fan. Dusha gaadiidka, qaybta hore ama dambe ee alaabta yaryar la saaro.
m.l
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Meel dad badani isugu soo baxay oo ciyaar iwm lagu hayo.
m.l
Wadaag:
Ceel biyo badan leh; naq badan.
A. ah: xoolo, ceel, dhul iwm oo aanintifaac lahayn.
m.l
Wadaag:
U f.: fagaare u samayn.
f.mg2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Badbaadinta la siiyo cid tabar darran.
Qof tabar darran oo qof kale ku tiirsan si uu badbaado u helo.
m.dh
Wadaag: