[-iyay, -isay]
fagiij yay
fagiij say
"Ku f. indhaha: libiqsi la'aan indhaha wax ku eegid."
Wadaag:
eeg fagiiji. ld fagiijis.
m.f.dh
ld fagiijin.
m.l
Wax xarig ku dhuujin.
f.g2
-iyay, -isay
ld fagis.
ld fagid.
m.dh
Fooryid.
f.mg2
Wax didid.
Xarig iwm xoog u togid.
eeg lagiiji.
ld lagiijin.
Dhul si aan dheereyn u qodid.
f.g1
-gay, -gtay
Qof iskiis wax u qodasho.
f.g3
-gtay, -gatay
.r F. dheh: orod!
m.dh.sh