Qeexid

"Qof wax gartay ahaansho. ld fahnsan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fahamsan oo kali ah:
  • Boqorku maalintaa ka hor waxa caado u ahaan jirtey inuu raaco baabuur Mershandiis ah, laakiin sababta uu maalintaa u raacay Fokos-waageenka iyo waxa uu dareemay cid fahamsanayd may jirin.
  • Mingistu: Sidee bay u ahayd halkaa Ganat: Gartay taa, laakiin miyaadan waxba ka fahamsanayn, hadii ay jirto sidii ay sheegeen nimankii maragga furay?