Qeexid

"eeg fahamsii. ld fahamsiis, fahansiin, fahansiis."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fahamsiin oo kali ah:
  • J: Waxaanu kaga cel-celinaynaa inaanu ummadda fahamsiino sida wax u jiraan iyo inaanu sheegno qaladka jira, cidda iska dhego tiraysana waa la ogyahay.
  • Shaqada goluhu waa mid firfircoon oo ujeedada ka dambaysaa tahay sidii ay shaqo dheeraad ah ugu qaban lahayd xubnaheeda iyo dhamaan soomaalida wadankan, oo ay u fahamsiin lahayd dhaqanka umada soomaaliyeed ee wanaagsan dadka Finnishka.