Qeexid

ld fahansiin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fahamsiis oo kali ah:
  • Waa in marwalba aad tijaabisaa in aad eegto waxa loo dhigo, oo aad fahamsiiso haddaanad garanayn u qabato qof guriga wax ugu dhiga.
  • Shirkan ayay Jamciyadda Quruumaha ka dhexeysa ku doonaysaa inay isku-fahamsiiso Dowladda Somalia iyo kooxaha hubeysan ee ka horjeeda, si loo dhameeyo khilaafka dagaallada wata ee ka jira Somalia.