Qeexid

"Wax garasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fahan oo kali ah:
  • Waxaan galnay kar-kaar iyo siriq siyaasadeed iyo dagaal murugsan, markaan iska hornimid oo aan diidney in aan is fahanno.
  • Farole ayaa Hotelka uu ka dagan yahay Nairobi xaley kula kulmey safiirka Sweden iyo Talyaaniga isaga oo kala hadley sababaha keeney is-fahan la’aanta soo kala dhexgashay dowladda Federaalka iyo Puntland.