Qeexid
"Socod xarrago ku jirto."
"Socod xarrago ku jirto."
Wadaag:
Socod xarrago leh socosho.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Garashada si sahlan wax loo garto.
Farxad iyo firfircooni. ld fahmad.
m.dh
Wadaag:
Orod afarqaadle ah oo aan xawli dheer lahayn oo ay ugaarta iyo xooluhu sameeyaan marka ay barwaaqaysanyihiin.
ld faclayn.
m.l
Wadaag: