Qeexid
"Wax xanuun aan weynayn hayo ahaansho."
[-rnaa, -rnayd]
fahmaddaran naa
fahmaddaran nayd
f.mg4"Wax xanuun aan weynayn hayo ahaansho."
Wadaag:
Wax la faddareeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax Eebbe qaddarey ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax farxad, fudayd iyo firfircooni dareensan ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Soor, wax la buddadaray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
F. ah: qof ku dhaqma wax aan diinta Islaamka iyo dhaqanku oggoleyn; nijaas.
F. ah: wax nijaasi gaartay. ld faddaro.
m.l.kh
Wadaag:
Qof aan gar lahayn ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-qyo, m.dh) Bir xoogan oo leh af ballaaran iyo mid dhuuban iyo daab dheer oo meelaha adag lagu qodo; garweyn. ld maddarab.
m.l
Wadaag:
Wax faddaro ka dhigid, wax baabi'in.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag: