Qeexid
"Xanuun aan weynayn."
"Xanuun aan weynayn."
Wadaag:
Wax xanuun aan weynayn hayo ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
F. ah: qof ku dhaqma wax aan diinta Islaamka iyo dhaqanku oggoleyn; nijaas.
F. ah: wax nijaasi gaartay. ld faddaro.
m.l.kh
Wadaag:
Wax faddaro ka dhigid, wax baabi'in.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Qof wax farxad iyo firfircooni geliya samayn.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
(-bay, -btay; -jebi) Qof wax uu u hanweynaa waayey raallinnimodarro dareemid.
f.mg1
Wadaag:
Dareenka ku dhaca qof wax weyn filanaayey oo waayey; niyadjab, qalbijab.
m.l
Wadaag:
Wax farxad, fudayd iyo firfircooni dareensan ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Garashada si sahlan wax loo garto.
Farxad iyo firfircooni. ld fahmad.
m.dh
Wadaag: