Qeexid
"Wax farxad, fudayd iyo firfircooni dareensan ahaansho."
[-snaa, -snayd]
fahmaysan naa
fahmaysan nayd
f.mg4"Wax farxad, fudayd iyo firfircooni dareensan ahaansho."
Wadaag:
Qof wax farxad iyo firfircooni geliya samayn.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax la farsameeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax fay qaba ahaansho (xoolo ama dad).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax la faddareeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax xanuun aan weynayn hayo ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
samaysan oo korka gano wax xagta ku leh oo birta iwm lagu simo ama lagu afeeyo.
Wadaag:
Wax iin leh ahaansho (nafley).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Qof wax gartay ahaansho. ld fahnsan.
f.g4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax asmalagu gamay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax kolmo loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax aad u ordaaya ahaansho.
Wax aad u raran ahaansho (gaadiid).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: