Qeexid
"Qof wax farxad iyo firfircooni geliya samayn."
[-stay, -satay]
fahmays tay
fahmays atay
f.mg3"Qof wax farxad iyo firfircooni geliya samayn."
Wadaag:
Wax farxad, fudayd iyo firfircooni dareensan ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Hal la lisayo lugaha dambe kala bixin.
Qof meel dheer iska tusid iyadoo aan loo baaqin. ld faarugso.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax ama qof iskala fac dhigid. ld filayso.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Faras la fuushanyahay gadaal ka fuulid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Garashada si sahlan wax loo garto.
Farxad iyo firfircooni. ld fahmad.
m.dh
Wadaag:
(-bay, -btay; -jebi) Qof wax uu u hanweynaa waayey raallinnimodarro dareemid.
f.mg1
Wadaag:
Dareenka ku dhaca qof wax weyn filanaayey oo waayey; niyadjab, qalbijab.
m.l
Wadaag:
Ku f.: wax si wanaagsan u farsamayn.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Raaxo waqti isku dhaafin.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag: