"Kitaabka, meesha lagu qoro fasallada iyo kiiba bogga laga helo; tusmo."
Wadaag:
ld fahraso.
m.dh
Fasas qaybsasho.
f.g3
-stay, -satay
Qof wax farxad iyo firfircooni geliya samayn.
f.mg3
Khaanado dusha ka bannaan oo lagu sameeyo dukaamada lana saaro alaabta la gadayo.
Habka la isu dulsaaro alaabo.