Qeexid
"Qalab bir ah oo af leh wax ku faasid. ld fujaas2."
[-say, -stay]
fajaas2 ay
fajaas2 tay
f.g1"Qalab bir ah oo af leh wax ku faasid. ld fujaas2."
Wadaag:
F. ah: nabar weyn oo samaysma marka qof xoog loogu dhufto yaambo, faas iwm.
ld fajaasid. ld fujaas1.
m.l
Wadaag:
(dii.) ld najaas
2. Wax aan daahir ahayn.
Wax daahirnimada buriya.
m.dh
Wadaag:
Oogada dadka oo faraha aad loogu mudmudo oo loogu garaaco, si jirku u baraarugo, dhiigguna qummaati ugu wareego. ld fujo (2).
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Cudur xariirta lafdhabarta ku dhaca oo keena gasarka ama tuurta. ld fajo, fujo.
m.l
Wadaag:
Wax dhulka ku xabaalid(dad dhintay); duugid.
f.g1
-say, -stay
Wadaag: