Qeexid

"Amankaag; ashqaraar; yaab."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fajac oo kali ah:
  • Eegga iyo Haatanna Dhegeystayaal waxa idinku soo maqiiqan Gabay belo-ka-hooyaalaysay oo fajac-qaba ee qaadasho wanaagsan.
  • Fakerka wasiirada, fajaca shacbiga, falaadha Cigaal iyo fiirsashada mucaaradka shaki kuma jiro in shacbigu kaa sugayo isbeddel maamul oo mugiisa leh, kaas oo aanu odhan karno waad la raagtay.