Qeexid
"Amankaag; ashqaraar; yaab."
"Amankaag; ashqaraar; yaab."
Wadaag:
Durriyad.
Laan hay'adeed, bangi, xisbi iwm oo meel ka furan.
m.l
Wadaag:
Qalab bir ah oo af leh wax ku faasid. ld fujaas2.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
F. ah: nabar weyn oo samaysma marka qof xoog loogu dhufto yaambo, faas iwm.
ld fajaasid. ld fujaas1.
m.l
Wadaag:
F. ah: go'idda wax cadad ka go'aan ee uu yeesho meelo daloola.
m.l.kh
Wadaag:
(daaw.) Cudur xariirta lafdhabarta ku dhaca oo keena gasarka ama tuurta. ld fajo, fujo.
m.l
Wadaag:
Oogada dadka oo faraha aad loogu mudmudo oo loogu garaaco, si jirku u baraarugo, dhiigguna qummaati ugu wareego. ld fujo (2).
m.dh
Wadaag:
Wax faraha ku taabasho.
Wax faraha ku daliigid.
f.g2
-jeeyay, -jaysay
Wadaag: