Qeexid
"Waaberiga qorraxdu inta aysan soo bixin. ld fajir."
"Waaberiga qorraxdu inta aysan soo bixin. ld fajir."
Wadaag:
F. ah: nabar weyn oo samaysma marka qof xoog loogu dhufto yaambo, faas iwm.
ld fajaasid. ld fujaas1.
m.l
Wadaag:
Qalab bir ah oo af leh wax ku faasid. ld fujaas2.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
Oogada dadka oo faraha aad loogu mudmudo oo loogu garaaco, si jirku u baraarugo, dhiigguna qummaati ugu wareego. ld fujo (2).
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Cudur xariirta lafdhabarta ku dhaca oo keena gasarka ama tuurta. ld fajo, fujo.
m.l
Wadaag:
Wax faraha ku taabasho.
Wax faraha ku daliigid.
f.g2
-jeeyay, -jaysay
Wadaag:
Qof ladan oo waxan muhim ahayn lacag badan ku kharajgarayn, xarrago ama faakihaysi dartii.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Wax siddeed meelood oo is le'eg loo qaybshey, meeshood; tumun. Tus. “Hasha la shireystay f. iga sii”.
m.l.t
Wadaag: