Qeexid
"(daaw.) Cudur xariirta lafdhabarta ku dhaca oo keena gasarka ama tuurta. ld fajo, fujo."
"(daaw.) Cudur xariirta lafdhabarta ku dhaca oo keena gasarka ama tuurta. ld fajo, fujo."
Wadaag:
Wax faraha ku taabasho.
Wax faraha ku daliigid.
f.g2
-jeeyay, -jaysay
Wadaag:
Oogada dadka oo faraha aad loogu mudmudo oo loogu garaaco, si jirku u baraarugo, dhiigguna qummaati ugu wareego. ld fujo (2).
m.dh
Wadaag:
F. ah: nabar weyn oo samaysma marka qof xoog loogu dhufto yaambo, faas iwm.
ld fajaasid. ld fujaas1.
m.l
Wadaag:
Qalab bir ah oo af leh wax ku faasid. ld fujaas2.
f.g1
-say, -stay
Wadaag: