Qeexid
"Wax faraha ku taabasho."
Qeexid Xigta
Wax faraha ku daliigid.
[-jeeyay, -jaysay]
faje eeyay
faje aysay
f.g2"Wax faraha ku taabasho."
Wax faraha ku daliigid.
Wadaag:
(daaw.) Cudur xariirta lafdhabarta ku dhaca oo keena gasarka ama tuurta. ld fajo, fujo.
m.l
Wadaag:
Oogada dadka oo faraha aad loogu mudmudo oo loogu garaaco, si jirku u baraarugo, dhiigguna qummaati ugu wareego. ld fujo (2).
m.dh
Wadaag:
Faras la saaranyahay cid kale fan ka saarid. ld fangeli.
f.g2
-neeyay, -naysay
Wadaag:
Cunto, cabid iwm faro dhex gelin.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Socod xarrago leh socosho.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag: