"(-tayaal, m.l/dh) Qof aamminsan aragtida Fashiisamka. ld fashiiste."
Wadaag:
Fajiiste ahaansho. ld fashiistennimo.
m.dh
ld fajiiste.
m.l
ld fajar.
Cid fajac ku ridid.
f.g2
-iyay, -isay
eeg fajac2.
m.f.dh
eeg fajici.
F. ah: dhacdo amankaag iyo argagax leh. ld fajeciso, fejeciso.
m.dh.kh