Qeexid
"eeg faki. ld fikin."
"eeg faki. ld fikin."
Wadaag:
Cid halis ka badbaadin.
Wax waasac ka dhigid.
Wax meeel si xoog leh u qabsaday ka sii deyn. ld fiki.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Si xoog leh u ordid.
Wax gacmo ka farabaxsasho.
Meel ama wax ka baxsasho. 4. Halis ka badbaadid. ld fiko.
f.mg3
-kaday, -katay
Wadaag:
F. ah: qof meel uu joogey fasax la'aan ka tegey; baxsad.
ld fakasho.
m.l
Wadaag:
Nooc digirta ka mid ah oo marka ay geedka ku bislaato qarxata.
m.dh
Wadaag:
(-nno/-immo, m.dh) Gar yaqaan ama qaalli maxkamad u jooga in uu dadka u garnaqo.
Qof aan eex samayn.
m.l
Wadaag: