Qeexid

"Wax qabad; samays."

Qeexid Kale

Sixir. 4. ld falid.

Qeexid Xigta

Ficil.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fal oo kali ah:
  • Xeebaha somliya ayaa waxa falal amaan daro ah ka abuuray budhcad-badeeda ka ugaadhsada agaas, halkaasi oo qiyasatii ilaa 13 markab oo ajaanib ah iyo saqalahoodiiba afduub ahaan loogu haysto.
  • Si rasmi ah looma oga falkan bahalnimada ah ee lagu laayey qoys qura, iyadoo aabaha caruurta geeriyootay uu ka mid yahay ganacsatada biraha ka ganacsada isla markaana ka tirsan culumada degmada Kismaayo.