Qeexid
"Wax samayn."
Qeexid Kale
Beer qodid. 4. Dhul bannayn. 5. Harag jilcin.
Qeexid Xigta
Wax sixrid.
[-alay, -ashay]
fal3 lay
fal3 shay
f.g1"Wax samayn."
Beer qodid. 4. Dhul bannayn. 5. Harag jilcin.
Wax sixrid.
“Arrintan anigaa falay”.
Wadaag:
(f.g) Cid sixir ku samayn.
(f.mg) Hoore wax karkaray noqosho.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
(nax.) Qayb ka mid ah koox naxweedda isbedbeddesha, waxayna tilmaantaa wax la sameeyo ama wax la ahaado. Tus. “Guuleed wuu yimid”, “Sucaad way kortay”. F. gudbe: waxaa lagu magacaabaa fal u baahan layeele toosan si uu u hawlgalo sida “arag”, “cun”, “taabo”. Tus. “Sabriye ayaa tufaaxa cunay”; f. magudbe: fal aan oggolaanayn in uu si toos ah u yeesho layeele sida “soco”, “buub”, “weynow”. Tus. “Ismahaan baa soo socota”, “Ismahaan baa u soo socota dugsiga”; f. sifo: waxaa jira falal aan muujinayn waxa uu qabto yeeluhu, balse muujiya xaaladda uu ku suganyahay iyo sifadiisa; falalkani waxay mar waliba ay ku tiirsanyihiin fal “ahaansho”. Tus. “Gabadhu way wanaagsantahay”.
m.l
Wadaag:
Cid beer qodasho, beer falasho.
f.g3
-ashay, -alatay
Wadaag:
Nimco iyo khayr dheeraad ah o xag Ilaah laga bixiyo. ld fadli1.
m.l
Wadaag:
Nooc ka mid ah cayaaraha turubka oo qof kasta oo cayaaraya saddex xabbo la siiyo.
Tarmuus.
m.l
Wadaag:
Wax sixran noqosho.
Beer wax la falay noqosho.
Dhul wax la banneeyey noqosho.
f.mg1
Wadaag:
falgal taxan m.l (-llo ..., m.dh) (kiim.) Falgal iswada oo maxsuulka tallaabada hore uu curiyo tallaabada xigta.
Wadaag: