Qeexid
Fal aan ujeeddo lahayn oo waqtiga lagu lumiyo.
Qeexid Xigta
Anshax, dhaqan.
Fal aan ujeeddo lahayn oo waqtiga lagu lumiyo.
Anshax, dhaqan.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Hawl aan ujeeddo laga lahayn oo waqtiga lagu luminayo qabasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg falaad2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Nooc ka mid ah cayaaraha turubka oo qof kasta oo cayaaraya saddex xabbo la siiyo.
Qeexid Xigta: Tarmuus.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld fashalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -umaa, -umayd
Qeexid: Wax dhaqan xun ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Cunto, cabbid, daawo iwm nafaqo iwm waxtarkii ay lahayd raagid awgeed lumin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Dhoobo, dambas iwm walaaqid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhaqan xumo.
Qeexid Xigta: ld falaadxumaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld fasiraad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -lay, -ashay
Qeexid: Cid sixrid. ld falaanful2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -jyay, -jisay
Qeexid: Dhoobo, dambas iwm walaaqid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld falkasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Sixir. ld falaanful1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -lgay, -lagtay
Qeexid: ld falki.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Wax sixran noqosho.
Qeexid Xigta: Beer wax la falay noqosho.
Qeexid Kale: Dhul wax la banneeyey noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld feleg.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: F.kay, f.kaa iwm: dartay, dartaa iwm.
Qeexid Xigta: “F.kiisii gal!”: “Arrintiisii gal!”.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld falko.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax la falay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg falaadxun. ld falaadxumaansho, falaadxumo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]