Qeexid
"Wax falaanfal lagu sameyay ahaansho. ld falaanfulan."
[-lnaa, -lnayd]
falaanfalan naa
falaanfalan nayd
f.mg4"Wax falaanfal lagu sameyay ahaansho. ld falaanfulan."
Wadaag:
eeg falaanfalan. ld falaanfalnaansho, falaanfulnaan, falaan fulnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Cid sixrid. ld falaanful2.
f.g2
-lay, -ashay
Wadaag:
Geed quwaax leh xabag loo isticmaalo wax udginta. ld falaanfalax, falaanfalxo.
m.dh
Wadaag:
(-wyo, m.dh) Qof falka yaqaan. ld falaanfallow, falaanfullow.
m.l
Wadaag:
Dhoobo, dambas iwm walaaqid.
f.g2
-jyay, -jisay
Wadaag:
eeg falaadxun. ld falaadxumaansho, falaadxumo.
m.f.dh
Wadaag:
eeg falaanji. ld falaanjis, falaanjiyid, falaaji.
m.f.dh
Wadaag: