Qeexid
"Dhoobo, dambas iwm walaaqid."
[-jyay, -jisay]
falaanj yay
falaanj isay
f.g2"Dhoobo, dambas iwm walaaqid."
Wadaag:
eeg falaanji. ld falaanjis, falaanjiyid, falaaji.
m.f.dh
Wadaag:
Wax falaanfal lagu sameyay ahaansho. ld falaanfulan.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Cid sixrid. ld falaanful2.
f.g2
-lay, -ashay
Wadaag:
Nooc ka mid ah cayaaraha turubka oo qof kasta oo cayaaraya saddex xabbo la siiyo.
Tarmuus.
m.l
Wadaag:
Hawl aan ujeeddo laga lahayn oo waqtiga lagu luminayo qabasho.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Fal aan ujeeddo lahayn oo waqtiga lagu lumiyo.
Anshax, dhaqan.
m.l
Wadaag:
eeg falaanfalan. ld falaanfalnaansho, falaanfulnaan, falaan fulnaansho.
m.f.dh
Wadaag: