Qeexid
"(-wyo, m.dh) Qof falka yaqaan. ld falaanfallow, falaanfullow."
"(-wyo, m.dh) Qof falka yaqaan. ld falaanfallow, falaanfullow."
Wadaag:
Wax falaanfal lagu sameyay ahaansho. ld falaanfulan.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Geed quwaax leh xabag loo isticmaalo wax udginta. ld falaanfalax, falaanfalxo.
m.dh
Wadaag:
Cid sixrid. ld falaanful2.
f.g2
-lay, -ashay
Wadaag:
Wax sixran noqosho.
Beer wax la falay noqosho.
Dhul wax la banneeyey noqosho.
f.mg1
Wadaag:
F.kay, f.kaa iwm: dartay, dartaa iwm.
“F.kiisii gal!”: “Arrintiisii gal!”.
m.l
Wadaag:
eeg falaanfalan. ld falaanfalnaansho, falaanfulnaan, falaan fulnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax xanfaley laysay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Arrin si dhab ah uga doodid; arrin u kuurgelid, arrin gudo gelid.
f.g2
-qeeyay, -qaysay
Wadaag:
Dabci xun oo qof dadka ka dhex saarta.
F. ah: qof dabci xun oo aan dadka la heshiin karin.
m.l
Wadaag: