Qeexid

"(-layaal, m.l/dh) Walax kimikeed oo isbeddel keena."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fale oo kali ah:
  • “Tijaartu sida ay doonaan ayey ugu tagrifaleen dhulka”ayey yidhaahdeen xubnihii halkaa ka hadlay, iyaga oo tilmaamo ka bixinaya mushkiladda dhul-boobka.
  • Sidoo kale waxay sameeyeen ku shubasho baahday oo saamaysay wadanka oo dhan, 3- Waxa kale oo ay xukuumadda iyo UDUB si gaar ah ugu takri faleen lacagtii, awooddii iyo ciidamadii si ay u fushadaan danahooda siyaasadeed".