Qeexid
"Dhirta dhasha beeyada."
"Dhirta dhasha beeyada."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) (daaw.) Hoore ka kooban, dawo, cusbo, fitimiinno, sonkor oo qof cunto qaadan waayey lagu mudo.
m.dh
Wadaag:
Geedka qeybtiisa laamaha ka baxda ee u sameysa cuntada.
Caleenta geedka shaaha.
m.dh
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qof caado ka dhigtay in uu caddaalad darro sameeyo. ld jowrfaleen.
m.l
Wadaag:
(nax.) Qayb ka mid ah koox naxweedda isbedbeddesha, waxayna tilmaantaa wax la sameeyo ama wax la ahaado. Tus. “Guuleed wuu yimid”, “Sucaad way kortay”. F. gudbe: waxaa lagu magacaabaa fal u baahan layeele toosan si uu u hawlgalo sida “arag”, “cun”, “taabo”. Tus. “Sabriye ayaa tufaaxa cunay”; f. magudbe: fal aan oggolaanayn in uu si toos ah u yeesho layeele sida “soco”, “buub”, “weynow”. Tus. “Ismahaan baa soo socota”, “Ismahaan baa u soo socota dugsiga”; f. sifo: waxaa jira falal aan muujinayn waxa uu qabto yeeluhu, balse muujiya xaaladda uu ku suganyahay iyo sifadiisa; falalkani waxay mar waliba ay ku tiirsanyihiin fal “ahaansho”. Tus. “Gabadhu way wanaagsantahay”.
m.l
Wadaag:
Wax samayn.
Wax sixrid.
Beer qodid. 4. Dhul bannayn. 5. Harag jilcin.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
Cid beer qodasho, beer falasho.
f.g3
-ashay, -alatay
Wadaag:
Maro yar oo afka lagu tirto.
Maro yar oo midabo leh oo haweenku madaxa saartaan; masar. ld safaleeti.
m.l
Wadaag: