Qeexid
"(f.g) Cid sixir ku samayn."
Qeexid Xigta
(f.mg) Hoore wax karkaray noqosho.
[-alay, -ashay]
falfal3 lay
falfal3 shay
f.g1"(f.g) Cid sixir ku samayn."
(f.mg) Hoore wax karkaray noqosho.
Wadaag:
Wax samayn.
Wax sixrid.
Beer qodid. 4. Dhul bannayn. 5. Harag jilcin.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
Hilib cad, ama cadad waaweyn oo biyo lagu kariyey.
Jid laangooyo lagu sameeyey.
Sixir.
m.l
Wadaag:
Falid aan dhaqan wanaagsanayn ahaansho. ld falxun.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag:
Digir dubkii laga qaaday oo aad loo kariyey.
(m.u) Jeexjeexa qori qallalan yeesho.
m.l
Wadaag:
Wax sida qori iwm falfalliir u yeelid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(nax.) Qayb ka mid ah koox naxweedda isbedbeddesha, waxayna tilmaantaa wax la sameeyo ama wax la ahaado. Tus. “Guuleed wuu yimid”, “Sucaad way kortay”. F. gudbe: waxaa lagu magacaabaa fal u baahan layeele toosan si uu u hawlgalo sida “arag”, “cun”, “taabo”. Tus. “Sabriye ayaa tufaaxa cunay”; f. magudbe: fal aan oggolaanayn in uu si toos ah u yeesho layeele sida “soco”, “buub”, “weynow”. Tus. “Ismahaan baa soo socota”, “Ismahaan baa u soo socota dugsiga”; f. sifo: waxaa jira falal aan muujinayn waxa uu qabto yeeluhu, balse muujiya xaaladda uu ku suganyahay iyo sifadiisa; falalkani waxay mar waliba ay ku tiirsanyihiin fal “ahaansho”. Tus. “Gabadhu way wanaagsantahay”.
m.l
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Wax falfalliir leh noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Wax falfalliir leh ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Cid beer qodasho, beer falasho.
f.g3
-ashay, -alatay
Wadaag: