Qeexid
"Dhaqan xun oo dadku yeesho."
Qeexid Xigta
ld falfalxumaan.
"Dhaqan xun oo dadku yeesho."
ld falfalxumaan.
Wadaag:
Falid aan dhaqan wanaagsanayn ahaansho. ld falxun.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag:
(f.g) Cid sixir ku samayn.
(f.mg) Hoore wax karkaray noqosho.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
Hilib cad, ama cadad waaweyn oo biyo lagu kariyey.
Jid laangooyo lagu sameeyey.
Sixir.
m.l
Wadaag:
Wax sida qori iwm falfalliir u yeelid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: