Qeexid
"Falid aan dhaqan wanaagsanayn ahaansho. ld falxun."
[-umaa, -umayd]
falfalxun maa
falfalxun mayd
f.mg4"Falid aan dhaqan wanaagsanayn ahaansho. ld falxun."
Wadaag:
Hilib cad, ama cadad waaweyn oo biyo lagu kariyey.
Jid laangooyo lagu sameeyey.
Sixir.
m.l
Wadaag:
(f.g) Cid sixir ku samayn.
(f.mg) Hoore wax karkaray noqosho.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
Digir dubkii laga qaaday oo aad loo kariyey.
(m.u) Jeexjeexa qori qallalan yeesho.
m.l
Wadaag:
Wax sida qori iwm falfalliir u yeelid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Qof qoraal gacmeedkiisa si loo akhriyo ay adagtahay ahaansho.
Qof farshaxannimadiisu aanay wanaagsanayn ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag:
Wax aan qurxoonayn ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag: