Qeexid
"(nax.) Fal loo adeegsado in uu fal kale oo qaab masdar leh ka kaaliyo xagga habka, muuqaalka, amminka, qofka, tirada iwm; waxaa ka mid ah “jir”, “doon”, “leh”; waxaana loo adeegsadaa ammin iyo hab go'an. Tus. “Kubbad buu cayaari jiray”."

Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Nin loo tababbaray inuu kaalmeeyo dhakhtarrada.
m.l
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Qof caawiya qof hawl haya; gargaare.
m.l
Wadaag:
(nax.) Erey ku kordhiya faahfaahin micnaha falka, sida: “soo”, “sii”, “wada”, iwm.
m.l
Wadaag:
Wax la falkay noqosho (harrar, derin iwm).
f.mg1
-amay, -antay
Wadaag:
(-iyo, m.dh) (kiim.) Beys xoogganoo biyaha ku milma. Ereygani wuxuutilmaamayaa haydarogsaydhada biraha alkali(ururka I) oo keliya, hasayeeshee sida caamkaah waxaa loo isticmaalaa beys kasta oomilma.
m.l
Wadaag:
Wax la falkay ahaansho (harrar, derin iwm). ld falagsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Daar, derin iwm oo caw ka samaysan oo aan midab lagu xardhin.
ld falag1.
m.dh
Wadaag: