Qeexid
"eeg falkan1."
"eeg falkan1."
Wadaag:
(nax.) Erey ku kordhiya faahfaahin micnaha falka, sida: “soo”, “sii”, “wada”, iwm.
m.l
Wadaag:
Wax la falkay ahaansho (harrar, derin iwm). ld falagsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax la falkay noqosho (harrar, derin iwm).
f.mg1
-amay, -antay
Wadaag:
(nax.) Fal loo adeegsado in uu fal kale oo qaab masdar leh ka kaaliyo xagga habka, muuqaalka, amminka, qofka, tirada iwm; waxaa ka mid ah “jir”, “doon”, “leh”; waxaana loo adeegsadaa ammin iyo hab go'an. Tus. “Kubbad buu cayaari jiray”.
m.l
Wadaag:
Daar, derin iwm oo caw ka samaysan oo aan midab lagu xardhin.
ld falag1.
m.dh
Wadaag: