Qeexid Xigta
ld falagsanaan, falagsanaansho, falkanaansho.
ld falagsanaan, falagsanaansho, falkanaansho.
Wadaag:
Wax la falkay ahaansho (harrar, derin iwm). ld falagsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax la falkay noqosho (harrar, derin iwm).
f.mg1
-amay, -antay
Wadaag:
(nax.) Erey ku kordhiya faahfaahin micnaha falka, sida: “soo”, “sii”, “wada”, iwm.
m.l
Wadaag:
eeg fahamsan. ld faham sanaansho, fahansanaan, fahan sanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
eeg faraxsan. ld faaraxsanaan, faaraxsanaansho, farax sanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
eeg falaanfalan. ld falaanfalnaansho, falaanfulnaan, falaan fulnaansho.
m.f.dh
Wadaag: