Qeexid

"Falko samayn. ld falag2."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga falki oo kali ah:
  • Ma jirto wax hadal ah oo kasoo baxay sarkaalkan ka tirsan ICRC ee la weeraray gurigiisa, waana falkii ugu horreeyay oo lagu weeraro guryaha ay shaqaalaha gargaarku ka dagan yihiin Gobolka Bay.
  • Golaha Wasiiradu waxey si kulul u cambaareeyeen falkii shalay dhacay ee haweeney isku qarxisay Tiyaatarka oo ay ku dhinteen madaxdii Isboortiga Soomaaliya iyo dad kale kuna tilmaameen mid fuleynimo ah.