Qeexid
"(-ayaal, m.l/dh) (fiis.) Durdur elektaroono oo ka soo baxa qotin tabanaha tuubbada madhan ee leh qotin tabane iyo qotin togan."
"(-ayaal, m.l/dh) (fiis.) Durdur elektaroono oo ka soo baxa qotin tabanaha tuubbada madhan ee leh qotin tabane iyo qotin togan."
Wadaag:
(-nayaal, m.l/dh) (kiim.) Qotin leh kayd danab taban, soona jiita ayoonnada togan, marka danab-soociddu dhacayso, waana bixiye elektaroon.
m.l
Wadaag:
(kiim.) Laba saldanab oo isla eg ee walxuhu leeyihiin middood oo elektaroonadu xambaarsan yihiin.
(xis.) Tiro xisaabeed oo eber ka yar.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (fiis.) Kaaha saxar tamaraysan oo soo gaadha dhulka kana yimaada cirka. Waxa ay badanaaba ka koobanyihiin borotoono leh xaddiyo yaryar oo bu'o culus ah. Waxa kale oo ku jira footoono iyo nooc ka mid ah niyuutaroonada dhexdhexaadka ah.
m.l
Wadaag:
fallaar gaama m.l (-rro ..., m.l) (fiis.) Kaah birlab danabeed ay si joogto ah u bixiyaan walxo kaahfala marka ay walaxdu ku jirto kalaguurbu'eed.
Wadaag:
fallaar gaama m.l (-rro ..., m.l) (fiis.) Kaah birlab danabeed ay si joogto ah u bixiyaan walxo kaahfala marka ay walaxdu ku jirto kalaguurbu'eed.
Wadaag:
Bir yar, dhuuban, afka gammuun looga daabo, qaansooyinka laga gamo oo loo adeegsado dagaalka iyo ugaarsiga.
Nudo dhuudhuuban oo iftiinka qorraxda keena.
m.dh
Wadaag:
Dad hubaysan oo dawlad ka fakaday oo duur ku jir ah; burcad.
Nin f. ah: qof ka mid ah dad hubaysan oo burcad ah.
m.l.u
Wadaag:
(f.g) Cid fallaago ka dhigid.
(f.mg) Cid fallaago noqosho.
f.g
-geeyay, -geysay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Wax siddeed meelood oo is le'eg loo qaybshey, meeshood; tumun. Tus. “Hasha la shireystay f. iga sii”.
m.l.t
Wadaag: