Qeexid
"(-rro, m.dh) Wax siddeed meelood oo is le'eg loo qaybshey, meeshood; tumun. Tus. “Hasha la shireystay f. iga sii”."
"(-rro, m.dh) Wax siddeed meelood oo is le'eg loo qaybshey, meeshood; tumun. Tus. “Hasha la shireystay f. iga sii”."
Wadaag:
fallaar gaama m.l (-rro ..., m.l) (fiis.) Kaah birlab danabeed ay si joogto ah u bixiyaan walxo kaahfala marka ay walaxdu ku jirto kalaguurbu'eed.
Wadaag:
fallaar gaama m.l (-rro ..., m.l) (fiis.) Kaah birlab danabeed ay si joogto ah u bixiyaan walxo kaahfala marka ay walaxdu ku jirto kalaguurbu'eed.
Wadaag:
Bir yar, dhuuban, afka gammuun looga daabo, qaansooyinka laga gamo oo loo adeegsado dagaalka iyo ugaarsiga.
Nudo dhuudhuuban oo iftiinka qorraxda keena.
m.dh
Wadaag:
Dad hubaysan oo dawlad ka fakaday oo duur ku jir ah; burcad.
Nin f. ah: qof ka mid ah dad hubaysan oo burcad ah.
m.l.u
Wadaag:
Nimco iyo khayr dheeraad ah o xag Ilaah laga bixiyo. ld fadli1.
m.l
Wadaag:
(f.g) Cid fallaago ka dhigid.
(f.mg) Cid fallaago noqosho.
f.g
-geeyay, -geysay
Wadaag:
Tartan lagu tartamo qiimakordhin, badeeco la naadinayo.
ld fallisid.
m.l
Wadaag:
Ku f.: badeeco la naadinayo qiime la gaarsiiyey wax ku kordhin.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
(-ro, m.l) Dillaac dhegaha xoolaha summad ahaan loogu yeelo.
m.dh
Wadaag:
Wax samayn.
Wax sixrid.
Beer qodid. 4. Dhul bannayn. 5. Harag jilcin.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
(nax.) Qayb ka mid ah koox naxweedda isbedbeddesha, waxayna tilmaantaa wax la sameeyo ama wax la ahaado. Tus. “Guuleed wuu yimid”, “Sucaad way kortay”. F. gudbe: waxaa lagu magacaabaa fal u baahan layeele toosan si uu u hawlgalo sida “arag”, “cun”, “taabo”. Tus. “Sabriye ayaa tufaaxa cunay”; f. magudbe: fal aan oggolaanayn in uu si toos ah u yeesho layeele sida “soco”, “buub”, “weynow”. Tus. “Ismahaan baa soo socota”, “Ismahaan baa u soo socota dugsiga”; f. sifo: waxaa jira falal aan muujinayn waxa uu qabto yeeluhu, balse muujiya xaaladda uu ku suganyahay iyo sifadiisa; falalkani waxay mar waliba ay ku tiirsanyihiin fal “ahaansho”. Tus. “Gabadhu way wanaagsantahay”.
m.l
Wadaag: