Qeexid Xigta
ld falnaansho.
ld falnaansho.
Wadaag:
eeg falaanfalan. ld falaanfalnaansho, falaanfulnaan, falaan fulnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
eeg faraxalan. ld faradhaqnaan, faradhaqnaansho, faraxalnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
(-qyo, m.dh) (daaw.) Hawl uu fuliyo, ogaanla'aan, xiriirka ugu fudud ee unug maskaxeed iyo muruq. Sidaas darteed dareenka xannunka leh sida irbad mudid waxay keeneysaa dhaqaaq deg-deg ah oo faraha lala boodo inta maskaxdu ayan amar u soo dirin muruqii ay saameysan.
m.l
Wadaag:
eeg fasilan. ld fasilnaansho, fasirnaan, fasirnaansho.
m.f.dh
Wadaag: