Qeexid
"ld falid."
"ld falid."
Wadaag:
Jeexdin lagu sameeyo meel jirka nafleyda ka mid ah si loo daweeyo.
ld qalid.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) (kiim.) Curiye neef ah, aadna u firfircoon midabkiisuna yahay hurdi cagaaran kana tirsan haloojiinada (ururka VII ee tusaha kalgalka curiyayaasha).
m.dh
Wadaag:
(-qyo, m.dh) (daaw.) Hawl uu fuliyo, ogaanla'aan, xiriirka ugu fudud ee unug maskaxeed iyo muruq. Sidaas darteed dareenka xannunka leh sida irbad mudid waxay keeneysaa dhaqaaq deg-deg ah oo faraha lala boodo inta maskaxdu ayan amar u soo dirin muruqii ay saameysan.
m.l
Wadaag:
Qalab baabuurka ku samaysan oo loogu talaggalay inuu joojiyo ama hakiyo socodka baabuurka.
m.l
Wadaag:
(-iimo, m.l) Hadal aan qorrayn oo qof loo dhiibo si uu u gaarsiiyo qof kale; adeeg.
m.dh
Wadaag: